Arday baratay Quraanka Kariimka oo munaasabad loogu qabtay Hargeysa

0
10

Baledweyne  ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland ayaa lagu qabtay munasabad ay ku qalin jabinaayeen in kabadan 40 arday oo bartay Qur’aanka Kariimka islamarkaana ka Aflaxay machadka binu Cabaas ee magaalada Hargeysa

Munaasabada ayaa waxaa ka Qeeyb Galay Maamulka madarstada walidiin ardayda qalin jibisay iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.