Arday fursado waxbarasho oo bilaash ah ka helay Jaamacadda Baladweyne

0
43

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 20 arday ayaa waxbarasho bilaash ah ka heshay jaamcadda Baledweyne ee magaalada Baladwayne ee xaruunta Gobalka Hiiraan.

ardaydaan cusub ee kusoo biirtay Jaamcadda ayaa waxa ay ku kala biireen kulliyadaha kala duwan sida Caafimaadka, Waxbarashada , kombiyuuterka iyo culuumta shareecada Islaamka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.