Tababar ku saabsan garoomada iyo duulista diyaaradaha oo lagu soo gabagabeeyay Hargeeysa

0
48

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Tababar kusaabsan nidaamka Garoomada iyo duulista diyaaradaha ayaa lagu soo gabagabeeyay Magaalada Hargeeysa ee xarunta maamulka Soomaliland kaasi oo loo qabtay shaqaalaha Wasaaradda Hay’adda duulista iyo Hawada maamulkaasi.

Xiritaanka Tababarkaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay agaasimaha guud ee Hay’adda duulista iyo Hawada maamulka Soomaliland,Agaasimo waaxeedyada , iyo qaar kamid ah shirkadaha bixinayay tababarka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.