Munaasabad lagu dhiirigelinyay ardayda kaalimaha hore ka galay imtixaanka iskuulada Puntland oo lagu qabtay Boosaaso

0
38

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Boosaaso ayaa lagu qabtay Munaasaabadaan oo Abaalmarino lagu gudoonsiinayay Ardayda Kaalmaha hore ka gashay imtaxanka iskuulada Puntland ee Boosaso iyo Labada Iskuul ee ku guulaystay Barnaamijka Tartan iyo Tacliin.

Waxaa ka qeybgalay munaasabadda maamulka degmada Boosaaso,bahda waxbarashada,walidiin iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim