in ka badan 190 arday oo dhameeysay kulliyadaha Jaamacada Sanaag oo munaasabad loogu qabtay Ceerigaabo

0
25

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Ceerigaabo ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen inkabadan 190 arday oo dhameeysay kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Sanaag.

Munaasabada lagu maamuusayay ardaydaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Jaamacadda, Bahda waxbarashada, Waalidiin, Macallimiin iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.