Kulankan looga hadlayay adeega maamul daadejinta mashaariicda oo lagu qabtay magaalada Burco

0
41

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer ayaa lagu qabtay Kulankan oo looga hdalayay adeega maamul daadejinta mashaariicda.

Waxaa kulanka goobjoog ahaa masuuliyiin kasocotay wasaaradaha madaxda maamulka gobolka Togdheer iyo kan magaalada Burco qaar kamid ah madaxda ururada Bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.