Barnaamijka Dooda Todobaadka ee Radio Beerlula

0
34

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka Dooda todobaadka ee Radio Beerlula Todobaadkaan waxaa ku gorfeyn doonaa kooxdee baa ku guuleeysan doonto Horyaalka Yurub ee Champions league ee sanadkaan 2024-2025 Waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.