Riig cusub oo ay yeelaneyso wakaaladda biyaha Hargeysa oo xariga laga jaray

0
21

Baladweyne (Radio Beerlula)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xarigga ka jaray Riig cusub oo ay yeelaneyso wakaallada Biyaha Hargeysa.

Munaasibadda xadhig ka Jarka riiggan oo lagu qabtay xarunta wakaaladda Biyaha Hargeysa waxaa ka qeeybgalay xubno kamid ah golaha wasiirrada, xildhibaanno, maamulka wakaaladda biyaha, ganacsato, madax-dhaqameed iyo martisharaf kale.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here