Arday baratay xirfadda farsamada gacanta oo munaasabad loogu qabtay Garowe

0
21

Baladweyne ( Radio Beerlula)- Magaalada Garoowe ee caasimada mamulka Puntland ayaa lagu qabtay munaasabad aay ku qalin jibinayeen 50 arday oo Baratay xirfadaha farsamada Gacanta islamarkana ka aflaxday Machadka Necsom.

Munaasabadda aay ardayda ku qalin jibinayeen ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin dowad Hoose ee Garoowe,maamulka Macadka,walidiin iyo ardayda qalin jibisay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here