Olole indha fiiqis lacag la-aan ah oo laga bilaabay Baladweyne

0
34

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Isbitaalka taqasusiga ah Hilaal ee Baladweyne ayaa bilaabay indha fiiqis lacag la aan ah taasi oo soco doonto mudo kooban.

Indhafiiqistan lacag la aanta ah ayaa waxaa loogu tala galay dadka danta yar ee ku nool magaalada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here