Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka gobolka Banaadir ayaa kulan ku saabsan doorka Nabadda la qaatay guddoomiyeyaasha dhallinyarada maamul goboleedyada dalka.
Kulankaan oo ay goobjoog ahaayeen Madaxda Ururada dhalinyarada Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo kuwa maamul gobleedyada dalka ayaa la isku dhaafsaday fikrado iyo talooyin.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.