Qiimaha raashiin ka suuqyada Baladweyne oo sara u kac laga dareemayo

0
32

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa sara u kac laga dareemayaa qiimaha la iibiyo Raashinka noocyadiisa kala Suuqyada Magaalada Baledweyne ee xaruunta Gobalka Hiiraan.

Sara u kacaan ku yimid qiimaha la iibiyo Bariiska, Baastada ,Burka iyo Saliida ayaa waxaa sababay kadib markii ay hakad ku yimaadeen gaadiidkii keeni jiray Raashiinka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here