Tababar ku saabsan horumarinta fikradaha ganacsi oo lagu qabtay Berbera

0
12

Baledweyne ( Radio Beerlula )-In ka badan 45 dhalinyaro oo la yimid hal abuur Ganacsi ayaa magaalada Berbera ee maamulka Soomaaliland looga qabtay tababar kusaabsan Horumarinta fikridaha Ganacsi.

Tababarka oo socon doona muda saddex  maalin ah ayaa waxaa soo agaasimay sanduuqa Horumarinta dhalinyarada Soomaaliland oo kashanaayo dowladda Hoose ee magaalada Berbera.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here