Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS oo ka dooday miisaaniyada dowladda.

0
14

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii labaad ee wadajirka ah ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka,waxaana shir guddoomineysay Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar.

Ajendaha kulanka ayaa ahaa akhrinta koowaad ee warbixinta xisaab xirka sanad maaliyadeedka 2023 iyo akhrinta koowaad ee xeerka qoondada Miisaaniyadda Qaranka ee 2025.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here