Xarunta caafimaadka deeganka Sagaal Geed oo xariga laga jaray

0
17

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Gudomiyaha Dagmada Buulaburde ee gobolka Hiiraan Xasan Moxamed Cabdi ayaa xariga ka jaray xarun caafimaad oo laga hergeliyay deegaanka Sagaal Geeed oo hoostaga degmadaasi taasi oo loogu tala galay ineey ka faa-ideystaan dadka deegaanka.

Xaruntan caafimaad ayaa waxaa hergelinteeda iska kaashaday bulshada deegaanka iyadoo waxbadan ka tari doonto baahiyihii horay u jiray.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here