Mashariic kala duwan oo laga hirgeliyay Baladweyne.

0
43

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Dowladda hoose ee maagalada Baladweyne oo kaashaneyso ,Ganacsato ,gaadiid leey iyo hay’ado caalami ah ayaa magaalada ka wado mashaariic hormarineed kuwaasoo ay ka mid yahiin dhismaha wadoyin iyo kawaano xoolaha lagu qalo

Magaalada ayaa laga hergeliyay laba kawaan kuwaasi oo ku kala yaalla xaafadaha Buunda-weyn iyo Xaawo taako iyadoo qurshuhu yahay in kawaane laga hergeliyo xaafadda Hoolwadaag si looga hortago nadaafad darada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here