Kanaal lagu waraabiyo beeraha oo laga dhagax dhigay deegaanka Buula-bartire.

0
23

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaradda Beeraha Iyo waraabka Jubbaland oo ay weheliyaan Wasiirada Wasaradaha Howlaha Guud, Biyaha, Kalluumeysiga, Wasiir ku xigeenka Wasaradda beeraha, iyo Agaasimayaal ayaa dhagax dhigay Kanaalka Waraabka beeraha buula_bartire ee Jubbaland .

Masharuuca ayaa waxaa iska kaashanaya Wasaaradda Qorshaynta jubbaland Wasaaradda Beeraha iyo Wasaaradda Maaliyadda XFS.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here