In ka badan 500 oo arday oo ka qalin jabisay Jaamacada Bader oo munaasabad loogu qabtay Hargaysa

0
20

Baledwyne ( Radio Beerlula )-Inkbadan 520 arday oo ka qalin jabiyay Jaamacadda Bader ayaa munaasabad qalij jabin loogu qabtay Magaalada Hargaysa.

Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Jaamacadda, Bahda Waxbarashada, Waalidiin,Macallimiin, Haween iyo ardayda loo qabtay munaasabada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here