Xuska maalinta Caafimaadka dhimirka oo lagu qabtay Muqdisho

0
52

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay Xuska Maalinta caafimaadka dhimirka aduunka oo sanadkasta loo dabaal dagao maanta oo kale.

Munasaabadda waxaa ka qeybgalay masuuliyiin kamid ah wasaaradda caafimaadka Soomaaliya,dhaqaatiir,iyo madax kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here