Bulshada deegaanka Saddex Xiglo oo codsaday in laga qayb qaato dhismaha masjidka deegaanka.

0
44

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Bulshada deegaanka Sadex Higlo ee Gobolka Mudug ayaa codsaday in lagala qeyb-qaato dhismaha Masjidka Jaamaca ah ee deegaankaasi.

Masjidkan ayaa muhiimad weyn u leh bulshada Deeegaanka iyo dadka soomaliyeed.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here