Shaqaalaha Bangiga Somaliland oo tababar loogu soo gabagabeeyay Hargeysa

0
21

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Baanka dhaxe ee maamulka Soomaaliland Dr cali Cabdullaahi Daahir ayaa magaalada Hargeeysa tababar ugu soo xiray qaar kamid ah shaqaalaha Baanka dhaxe.

Tababar oo soo Agaasimay xafiiska tababarada Baanka dhaxe ee Maamulka Soomaaliland ayaa xubnaha loo qabtay lagu barayay nidaamka casriga ah ee aay u shaqayeen Bangiyadda Caalamiga ah.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here