Mid kamid ah culimada Baladweyne oo ku baaqay joojinta isticmaalka 1XBET

0
60

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Macalin yaxye Macalin Yaquub oo kamid ah culimada Gobolka Hiiraan ayaa dhalinyarada uga digay istcmaalka apka 1xpet.

Waxa uu sheegay in uusan wanaagsamneyn dhaqaalaha iyo caafimaadka dhaqaalaha laga helana uu xaraan yahay.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here