Wasaaradda diinta iyo Awqaafta XFS oo shaacisay inay bilaabatay qabashada baasaboorada Xujeyda.

0
44

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Masuuliyiin ka tirsan wasaaradda Diinta iyo Awqaafta xukuumadda federaalka iyo Midowga shirkadaha adeegga xajka sanadka 2025 oo shir shiraaid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay xiliga aay Bilaaneeyso qabashada Baasiboorka xujeeyda soomaliyeed.

Shirkaan jiraaid ayaa sidoo kale Midowga shirkadaha adeegga xajka ee sanadka 2025 waxaay ku shaaciyeen xiliga aay ku ogtahay qabashada Baasiboorka xujeeyda soomaliyeed iyo qarashka laga rabo.

Warbixintaan waxaa soojeedinya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here