Xarunta biyo gelinta deegaanka Qawl buulale Somaliland oo xariga laga jaray

0
21

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa xariga ka jartay xaruunta biyo gelinta Deegaanka qawl buulale ee maamulkaasi.

Xarig jarka xarunta ayaa waxaa kasoo qeybgalay mas’uuliyiin ka socotay Dowlada hoose ee Hargeeysa, Odayaal,Haween iyo Dhallinyarada deegaanka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here