In ka badan 150 ardey oo munaasabad qalinjibin ah loogu qabtay Gaalkacyo

0
36

Baledweyne ( Radio Beerlula )-In ka badan 150 arday dhameeysay Jaamacada Gaalkacyo ayaa Munasabad qalin jabisay ah lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo.

waxaa kasoo qeybgalay maamulka Machadka, Waalidiin, Bahda waxbarashada, Dhallinyaro iyo ardayda loo qabtay munaasabada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here