Agab waxbarsho oo la gaarsiiyay deegannada Xaar iyo Nagaad weyne ee Degmada Guriceel.

0
30

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Dallada Talasamo ayaa agab waxbarsho gaarsiiyay deeganada Xaar xaar iyo Nagaad-weyne oo hoosyimaada Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Agabkaan waxabarashada ayaa waxa ay isugu jireeen Sabuurado , Buugaag iyo qalimaan kuwaas oo loogu talagalay iskuulada deegaanada Xaar xaar iyo Naagaadweyne.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here