Dhismaha xarunta caafimaadka deegaanka Buulo-bartire oo la dhagax-dhiggay

0
34

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradda caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada maamulka Jubbaland Cismaan ciil Axmed Garas ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta caafimaadka Degaanka Buulo-Bartire.

Munaasabadda dhagax dhiga xarunta Caafimaad ayaa waxaa goob joog ahaa wasiiro ka tirsan dowad gobaleedka Jubbaland,maamulka Degaanka iyo qaar kamid ah Bulshada ku nool deegaankaasi.

 

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here