Tababar ku saabsan xirfadda jilaabashada kalluunka oo lagu qabtay Boosaaso .

0
30

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda Dowlad goboleedka Puntland ayaa tababar ku saabsan xirfadda Qalabka Kaluumaysiga magaalada Boosaaso uga furtay 18 kaluumaysato kuwaas oo ka socda 8 degmo oo kamid ah Xeebaha Puntland

Tababarkaan ayaa socon doona 5 cisho waxaana ka qeybgalayaasha la bari doona casharo kala duwan.

 

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here