Daadad laga cabsi qabo inay ku dhuftan Britain.

0
9

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda saadaasha hawada ee dalka Britain ayaa ka digtay in roobab xoogan oo la filayo in ay da’aan ay sababi karaan daadad soo rogmada,  kuwaasoo hakad galin kara isku socodka gaadiidka.

Sidoo kale roobabkan mahiigan ah ee laga cabsi qabo inay ka da’an dalka Uk ayaa sababi kara in korontada ay ka go’do meelo badan oo ka mid ah Britain.

Isbedelka cimilada oo in mudo ah laga dayrinyey ayaa u muuqata in saameynteeda si aad ah loo dareemayo.

Roobab wata duufaano ayaa dhawaan ku dhuftay gobolka Florida ee dalka Mareykanka kuwaasoo geystay burbur soo gaaray kumaan guri,  iyo jidadka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here