Isbitaalka IKhlaas ee Baladweyne oo wada qorshe baaritaano lacag la’aan ah loogu sameyanayo ardayda

0
70

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Dr Cabdifitaax Aadan Cismaan oo kamid ah dhaqaatiira ku taqasusay Cudurada ku dhaca indhaha iyo daweyntooda oo u waramay Radio Beerlula ayaa macalimiinta goobaha waxbarashada ugu baaqay ineey la socdaan habka araga arayda ay waxbarayaan si looga hortago cudurada qarsoon ee saameynta u geeysta indhaha.

Dhaqatarka ayaa gobaha waxbarashada ee Baladweyne u diyaariyay qorshe baaritaano lacag la aan ah loogu sameynayo ardayda si loola socda xaaladda indhahoda.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here