Olole biyo saaris ah oo laga sameeyay Xaafadaha magaalada Garoowe

0
40

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Dowlada Hoose ee degmada Garoowe ayaa olole biyaha fadhiistay looga saarayo kasameysay qaar kamid ah xaafadaha magaalada.

Meelaha laga sameeyay wadada Global iyo wadooyin kale oo muhiim ua h isku socodka dadka iyo gaadiidka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here