Baledweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda SOS ayaa maagalada Hargeysa shahaadooyin ku gudoonisiisay in ka badan 77 ardey oo bartay cilmiga computer -ka.
Munaasabaddan ayaa waxaa ka qeyb galay madaxda Hay’adda SOS ,walidiin, ardayda loo qabtay munaasabada, iyo marti sharaf kala duwan.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.