Shir looga hadlayay miisaaniyadda dalka oo lagu qabtay Muqdisho

0
38

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay Shir looga hadlayay kor u qadida dakhliga dalka sadaxda sano ee soo socoto.

Shikrkaan oo socon doona muda laba maali ah ayaa waxaa ka qeeybagalay xubno ka tirsan wasaaradda Maaliyadda XFS,q Ganacsato ,ururka Bangiyadda iyo qaar kamid ah Bulshada magaalada Muqdisho.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinjiib Aweys Isxaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here