Kooxda kubadda cagta gobolka Karkaar oo lagu wareejiyay agab Sports.

0
12

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Qardho ee dowlad gobaleedka Puntland ayaa lagu qabtay munaasabad ay shirkada Goolis agab sports ugu wareejinaaysay kooxda kubadda cagta Gobalka karkaar.

Munaasabada agabka sports lagu wareejinayay ayaa waxaa goob joog ahaa masuuliyiin ka tirsan shirkada Goolis iyo maamulka ciyaaraha Gobalka karkaar.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here