Tababar ku saabsan sharciga dhulka oo lagu soo gabagabeeyay Baydhabo

0
47

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaarada Howlaha guud maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa magaalada Baydhabo kusoo xiray tababara ku saabsan shacriga dhulka dowladda kaasoo socday mudo laba maalmood ah.

Munaasabada lagu soo xirayay tababarkaan ayaa waxaa goob joog ahaa Wasiirka Wasaaradda howlaha guud ee maamulka koonfur galbeed Soomaliya, ururada bulshada , Odayaal iyo qaybaha kale bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here