Shirka wadatashiga ee diyaarinta qorshaha bahda cadaaladda oo lagu qabtay Kismaayo

0
48

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaarada cadaalada Jubaland iyo gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jubbaland ayaa Kismaayo ka furay kulanka wadatashiga ee diyaarinta Istiraatiijiyadda Bahda Cadaaladda.

Kulanka ayaa waxaa goob joog ahaa laamaha garsoorka ,  madax kasoctay wasaarada cadaalada XFS ,  xubno kasocday ururada bulshada iyo ardeyda barata sharciga.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here