Bandhigga wax soo saarka kalluunka oo lagu soo gabagabeeyay Hargeysa

0
30

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa lagu soo gabagabeeyay Carwada bandhigga wax-soo-saarka khayraadka badda.

Ganacsatada Kaluunka ayaa soo bandhigay sida ay uga faa-ideystaan kaluunka bulshadana uga iibiyaan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here