Sara u kac laga dareemayo qiimaha qalabka dhismaha ee suuqyada Baladwene

0
50

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa Sara u kac laga dareemayaa qiimaha la iibiyo Agabka dhismaha suuqyada magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka.

Sara u kaca ku yimid agabka dhismaha sida Alwaaxda iyo Shamiitada ayaa waxaa sababay kadib markii ay hakad ku yimaadeen gaadiidkii keeni jiray agbkaan iyo roobka dayrta oo saameeyn ku yeeshay wadooyiinka ay soo mari jireen gaadiidkaan.

warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here