Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee 2025-2029 -ka oo laga daah furay Muqdisho.

0
14

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay Qoraalka Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee 2025-2029 oo ay soo bandhigtay Xukumadda Dan-Qaran .

Ra’iisul wasaaraha XFS iyo Ku xigeenkiisa ,Golaha Wasiirada Xukuumadda, xildhibaanno, masuuliyiin ka socota Beesha Caalamka iyo Marti sharaf kale oo lagu casuumay ayaa ka qeyb galaya Munaasabadda.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here