Shirka 7-aad ee Madasha Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka oo lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho

0
12

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa lagu soo gabagabeyay Shirka 7-aad ee Madasha Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka .

Shirka ayaa waxaa goobjoog ahaa wasiiro katirsan XFS Xildhibaano golaha dhaqaalaha qaranka iyo quburo ku taqasusay dhaqaalaha.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here