Xuska maalinta cuntada Adduunka oo lagu qabtay Jowhar.

0
15

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta magaalada Jowhar ku qabatay Munaasabadda Xuska Maalinta Cuntada Adduunka iyo Hormurinta Beeraha.

Munaasabadaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiir kuxigeenka  Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Hirshabelle,Gudoomiyaha Degmada Jowhar , Haween , Odayaal iyo qaar kamid ah iskaashitooyiinka Beeraleeyda Degmadaasi.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here