Mid kamid ah haweenka waxbartay ee Baladweyne oo isku xilqaamtay umulinta haweenka danyarta ah.

0
29

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Dr,s Raaxo Kidiye Saalax oo kamid ah gabdhaha waxbartay ee ku nool Baladweyne ayaa isku xilqaantay in ay hooygeeda ay ku umuliso haweenka xaafadda.

Waxa ay sheegtay in haweenka ay siiso talooyin caafimaad kuwa aadka udarane ay udirto isbitaalada magaalada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here