Kulan looga hadlayay Miisaaniyadda Maamulka Koonfur Galbeed oo lagu qabtay Baydhabo

0
32

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa magaalada Baydhabo ka daahfuray Kulan kusaabsan Wadatashiga diyaarinta miisaaniyadda sanadka 2025.

Daahfurka kulankaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda maamulka koonfurgalbeedsoomaaliya, Wasiiro , Xildhibaano, iyo mas’uuliyiin kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here