Xarun cusub uu yeelaynayo Bangiga dhexe Somaliland oo laga dhagax dhigay Hargeysa

0
9

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha maamulka  Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maagalada Hargaysa ka Dhagax-Dhigay Xarun Cusub ee uu yeelan doo Bangiga Dhexe Ee Soomaaliland.

Munaasibadda dhagax-dhigga xaruntan cusub ee uu yeelanayo Bangiga dhexe ee Somaliland, ayaa waxaa madaxweynaha ku wehelinayey xubno kamid ah golaha Wasiirrada madaxda Bangiga Saraakiil iyo martisharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here