kulan looga hadlayay hubinta tayada biyaha oo lagu qabtay magaalada Kismaayo.

0
76

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Biyaha maamulka Jubbaland Axmed Xuseen Baraki Zubeyr ayaa magaalada Kismaayo ku qabtay kulan looga hadalayay Hubinta iyo Tayada Biyaha.

Kulankaan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Biyaha Jubbaland ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiiirka Wasaaradda Biyaha,Xubno ka tirsan Wasaaraddas iyo qaybo kamid ah bulshada Kismaayo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here