Baladweyne (Radio Beerlula)-Dowladda Hoose ee magaalada Garoowe ayaa dib u dayac tir ku sameeysay qaar kamid ah wadooyinka laamig ah ee magaaladaasi.
Dib u dayac tirkaan ayaa laga sameeyay wadooyinka xaafaddaha Horseed iyo Waaberi ee magaalada Garoowe.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.