Tababar kusaabsan lacag dhaqidda oo laga daah furay Dhuusamareeb

0
83

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir Dowalaha Wasaaradda Maaliyadda Maamulka Galmudug Mudane Cabdirisaaq Maxamed Jaamac ayaa magaalada Dhuusamaareeb ka daafuray tababar kusaabsan Nidaamka lacag-Dhaqida.

Tababarkaan oo socon doono mudo todoba maalmood ayaa waxaa furitaankiisa kasoo qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Galmudug, Agaasimayaal, Xubno ka socday maamul Goboleedyada Dowlada Faderaalka Soomaaliya iyo ururada Bulshada rayidka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here