Baladweyne (Radio Beerlula)- Qeybta ranweyga ee diyaaradaha ku oradan ama ka haadan ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa lagu sameeyay dib dayactir, waxana sidoo kale garoonka lagu soo kordhiyay nalal loogu talo galay in lagu shaqeeyo xiliyadda habeenkii si diyaaradaha garoonka uga soo degan.
Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sidoo kale lagu soo kordhiyay qeyb la dhigto gaadiidka.
Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.