Aqoon-isweydaarsi ku saabsan fahamka Sharciga oo lagu qabtay Muqdisho.

0
65

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa lagu qabtay aqoon is weydaarsi ku saabsan fahamka sharciga cusub ee xafiiska hanti-dhowraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Aqoon is weydaarsigaan ayaaa waxaa ka qeeybagalay Agaasimiyaal ka tirsan Hay’addaha dowadda,sharci yaqaano iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdimajiid Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here