Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasaaradda cadaalada Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo tababar uga furay qaar ka mid ah ciidanka Asluubta Jubbaland.
Tababarka ayaa ciidanka loo qabtay lagu bari doonaa casharo ku saabsan amniga gaar ahaane ilaalinta maxaabiista.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.